U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gargaar1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA7 xar
2

G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladda Mareykanka ayaa dhawaan sheegtay inay joojinaysay gargaar ay ku bixin jirtay xaaladaha bani'aadamnimo ee Soomaaliya ka jira, waxayna sabab uga dhigeen in gargaarka oo dhan uu gacanta u galo Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin.

”
“

DFKMG oo eedeysay hay'ado gargaar Maamulka Gobolka Banaadir ee DF, ayaa ku eedeyay dhowr hay'adood oo Muqdisho ka howlgala inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-shabaab oo dagaal hubeysan kula jirta DF iyo AMISOM oo qaybo yar oo Muqdisho ku yaala ka taliya.

”
“

Dibadbaxan oo ay u jeedadiisu ay ahayd cabsho ay dadkaas ka cabanayaan gargaar la'aan haysata, ayaa waxaa dadkii ka qaybgalay ay u badnaayeen haween iyo caruur, kuwaasoo watay boorar ay ku qoran yihiin hal-ku-dhigyo ka tarjumaya dhibaatooyinka haysta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gargaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan