U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eeddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ESubg EE5 xar
1

Haweeneyda aabaha la dhalatay.

2

Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.

3

U.j: eeddoy!

4

U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waagii baryaba, derbigii u dhaxeeyay labada Cid(reer) inta ay soo istaagto Eeddo-Faadumo, ayay cod dheer iigu yeeri jirtay,oo lahayd:-"Muxyaddiin,ii-kaalay eeddo-macaan".

”
“

Halkii ay Eeddo-Faadumo ka lahayd :-"Goorma ayaan kuu imanayaa"?, waxay hooyadey ka dhihi jirtay:-"Shimaan kuu imaahaa"?

”
“

Waxaannu soo hor-marnay Aqalkii Eeddo-Faaduma,iyaduna albaabka ayay sii hor-taagnayd,waxayna meesha u qotontay in ay na sii maca-salaameyso darteed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

E · EE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eeddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan