U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yeeri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf YSubg YE5 xar
1

Qalab muusiko ka dhawaajin.

2

U y.: cid wax ay qorto u akhriyid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ibraahim Xasan Buulle oo ka tirsan baarlamaanka DF, ayaa u sheegay GO in dooda maanta uu yeeshay baarlamaanka ay ahayd qodob sharciyeedkan, isagoo xusay in xubnahaas uu baarlamaanku u yeeri doono uuna ansixin doono haddii ay u qalmaan howsha.

”
“

"Waxaan dhawaan isugu yeeri doonaa saxaafada si ay wareysiyo uga qaataan sarkaalkaan soo baxsaday, innagoo sidoo kale sawirradiisa baahin doonna" ayuu yiri Sheekh Ibraahim Suuleey.

”
“

"Idaacadii iyo warbaahintii kale ee aan noogu yeeri karin magaceena waxaan ka codsanaynaa inaysan na sheegin, waayo kuwa sheegta dowlada waxaa loogu yeeraa magacooda iyadoo aad loo buunbuuninayo" ayuu yiri Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Y · YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yeeri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan