Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxa uu intaa ku daray oo uu sheegay in labada shirguddoon ay isla soo eegi doonaan, nidaamka golayaasha baarlamaanka u raacayaan cod-qaadista Madaxweyne Ku-xigeenka la soo magacaabayo.
ββ
Haddii Alle yidhaa qormada saddexaad waxan ku eegi doonaa arrinta ciwaanka maqaalku ku abbaaran yahay: shir ka dhacay Djibouti isla wakhtiga xarakada diyaaraddu socday.
ββ
Faaqidaadda: Maqaamka Muqdisho Dhageysatayaal ku soo dhawaada barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka oo aannu ku eegi doonno maqaamka Muqdisho ay yeelaneyso.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-iyaal, m.l
Xarafka
E Β· EE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
