1
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
Tusaale Dheeraad ah3
“
“Taliyaha guud ee Ciidanku waa nin mashquulsan oo aan ka badinaynin saarnaanta gaadhiga cad ee Land-crusier-ka ah ee uu ku xaragoodo.”
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
