U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fagax

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.

2

Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agagaarka Fagax iyo Jamhuuriya ayaa sidoo kale dadkii deganaa ay bilaabeen in ay dayactirtaan guryahoodii iyo goobaha ganacsi iyadoo wadooyinka goobaha dirirta ka dhaceen lagu arkayo qolfaha madaafiicda iyo rasaasta kala duwan.

”
“

Dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka oo ka dhacay Isgoyska Fagax.

”
“

Sidoo kale gabar qaadwade ah ayaa iyo labo wiil oo kuwada sugnaa Isgoyska fagax ayaa iyagana ku dhaawacmay waxaayna tirada guud ahaan dhaawaca ka dhigeysaa 7 qofood halka dhimashaduna ka tahay 1 ruux.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fagax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan