U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fajacsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FA8 xar
1

Wax fajac hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Saldhiga booliiska iyo xarunta maamulka Gobolka ayaa waxaa ku sugan ciidamo taabacsan Al-shabaab, iyadoo ganacsiga magaalada oo dhan uu xiran yahay, waxaana dadku ay la fajacsan yihiin isbadalka dhacay.

”
“

Waxaa kaloo meelahaas lagula kulmi karaa oo keliya qof-qof iska lugaynaya, isagoo aad mooddo inuu maahsan yahay, saawsan yahay, amaba fajacsan yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fajacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan