U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mooddo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MO6 xar
1

Sida wax la moodayo; male; fakar; ictiqaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“carruurnimadaadii ayaan ku xasuusinayaa” ayuu ugu jawaabay isaga oo mashquulsan oo aad mooddo inaanu xiisaynaynin.

”
“

Dhufayl wuxuu u safray magaalladii ay tolkiisa deganaayeen, markuu marayo meel sare oo buur ah oo u dhow magaalladii ay deganaayeen tolkiisa, ayaa waxaa labadiisa indhood dhexdooda fuulay Iftiin aad mooddo faynuus.

”
“

Waad mahadsan tahay ee nabad gelyo ayay tidhi iyada oo kor iyo hoos u eegaysa (huruuftamaysa) sankana dhaq dhaqaajinaysa, hadalkana aad mooddo inay maqashiinayso dad ku soo dhawaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mooddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan