U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maahsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Qof aan fiiro iyo feejegnaan u lahayn goobta uu joogo wax ka dhacaya oo qalbigiisu ku hawlanyahay meel kale ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

” Hooyo maxaa ku helay oo aad la maahsan tahay?”, ayay waydiisay inanteeda yar, ” Hooyo waan fiicnahay oo waxba iguma dhicin”, ayay ku jawaab celisay Suubban yarey.

”
β€œ

Waxaa kaloo meelahaas lagula kulmi karaa oo keliya qof-qof iska lugaynaya, isagoo aad mooddo inuu maahsan yahay, saawsan yahay, amaba fajacsan yahay.

”
β€œ

Kim waxa kale oo uu ahaa arday firfircoon oo kaftan badan, hase yeeshee xilligan wuxuu noqday arday inta badan maahsan oo ku jira riyo, hadalkiisuna uu yaryahay inta badana daalan, waxa kale oo is dhimay miisaankiisii jidheed iyo muuqaalkiisiiba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maahsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan