U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taabacsan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf TSubg TA9 xar
1

Qof kale raacay ahaansho (qof, wax).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalkan oo ay sababay dhaawacyada dad ku dhow 37-qof, ayaa wuxuu qarxay markii xoogag taabacsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen degmadaas oo ay gacanta ku hayso Ahlusunna, iyadoo saraakiil u hadlay Al-shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalkaas.

”
“

Hadii heshiis la diido dagaal waa lama huraan" ayuu yiri Abwaan Abshir Bacadle oo ka mid ah xubnaha taabacsan xukuumada Somalia.

”
“

Dagaalo Deegaanka Jawiil ee Gobalka Hiiraan Maanta ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Maxkamadaha iyo Duqii hore ee Magaalada Beledweyne Aadan Garaase.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taabacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan