U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiiri

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf FSubg FI5 xar
2

(f.g) Wax ka fekerid.

3

(f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid.

4

(f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin.

5

(f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid.

6

(f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin.

7

(f.mg) U f.: cid wax u raadin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal fiiri inta Somaliya dagaalladu ka socdeen 10kii sano ee u dambeeyey waa carror Hawiye uun.

”
“

FIIRI GAAR AH wixii tacsi ah kusoo dira [email protected] ama ceelqaboobe.

”
“

Mushrikiintu waxay nabigeena Suuban ku oran jireen “ Fiiri diintani waa mid danyarta iyo laangaabka loogu tala galaye”, yacni dadka masaakiinta ah iyay ula eedaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan