Tusaale Dheeraad ah3
β
Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroleo o ka hadley furitaankii shirka haweenka Somaliyed ayaa sheegey in uu aad ugu hambalyeynayo kasoo qayb galka kulankaan.
ββ
Fadhi degdeg ah oo maanta uu yeeshay baarlamaanka uuna guddoominayay gudoomiyaha baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe ayaa ka dhacay xarunta KGM ee Baarlamanka KGM ee magaalada Baydhabo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-khyo, m.dh
Xarafka
SH Β· SHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
