U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabbaad

Magac Lab
Naxwe-do, m.dh
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Wax, wax kale looga gabbado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar kasta waxaa soo bixi doona koox gabbaad ka dhiganeysa Ethiopia sida DFKMG iyo Isbaheysiga Jabuuti.

”
“

Haddaba, raggani waxa ay diinta ka dhigteen gabbaad ay foolxumo oo dhan ku bannaystaan.

”
“

Xuduudda la xiray ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dad badan oo Soomaaliyeed ay ku sugan yihiin xadka, kuwaasoo ka cararay dagaallada ka socda gudaha Somalia, doonayana inay gudbaan Kenay si ay gabbaad u helaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-do, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabbaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan