U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fur1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf FSubg FU3 xar
1

Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Senegal oo hannaan fur-furan ku ciyaarta ayaa u ilko-qabow, Brazil oo ciyaar qallafsan oo anshax xun ka filaysa Turkiga.

”
“

Soon iyo Soon-fur, wixii ay ahaan jireen weli waynu la’nahay magacyadoodii.

”
“

Caweysku wuxu ahaa daah fur kutub cusub oo ay soo bandhigeen labada qoraa; Maxamad Baashe X. Xasan iyo Jamaal Cali Xuseen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan