U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hannaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Wax si wanaagsan u agaasiman.

2

Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Habkaasi wuxuu ahaa hab qabiileed, oo ku dhisan hannaan laagu yeedhay Afar Dhibic Shan (4.5).

”
“

Waxay u bateen dadku in loo baahan yahay in shirweyne Soomaaliyeed lagu qabto dalka, islamarkaasna la dhiso hannaan shaqayn kara.

”
“

Dhinaca kalena, waxaa la gudboon dawladda inay u hawlgasho sidii ay u raadin lahayd hannaan lagu ballaadhinayo awooda biyo soo saarka Hargeysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hannaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan