U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiro1

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHI5 xar
1

Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah.

2

Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inkastoo Khatuum iyo Cadan ay yihiin dhul dad walaalaheen ah ee jecel wanaagga iyo heshiiska umadeena hadana waxaa ka fiicnaan lahayd ayadoo Xamar lagu shiro ama Baydhabo maadaama aan ognahay inaad amaanka sugi kartaan.

”
“

Qofba wuxu ku dagan yahay Halkuu daacad kaga hadho, Nin kastoo dardaro kulul Dabar lagu ceshaa jira, Diin kastuu la soo shiro Dacwad baa ka furan kale.

”
“

Waa fawdo in Madaxweynaha la shiro, khudbado u jeediyo Xubnaha Barlamaanka, marka laga reebo waqtiyada ku xusan Dastuurka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan