U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaawe

Magac Lab
Naxwe-wayaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Hiiradkuba ha gaagaawiyee, kaagu waa godole Hibo aan gurayn iyo adaa, gaawe buuxsadaye Ila guri haddeeroo kalaan, gole ka sheegaaye!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-wayaal, m.l/dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaawe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan