U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haruub

Magac Lab
Naxwe-bbo/byo, m.dh
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Daboolka haanta ama dhiisha.

2

Weelcaanoodka aan daboolka lahayn.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Deeqa:-(Iyada oo dhoolla-caddaynaysa), micna ma leh taas aboowe, haddii loo baahdo, mar kastoo aad timaadid Goofka, Lugaha ayaan kuu tuutuujinayaa, markii aad fiidyadii laabaneysidna, waxaan ku cabsiinayaa Haruub Caana Lo'aad ah oo kulul.

”
“

Dhinaca abababinta, ilme kasta oo Soomaali ah, waxaa lagu habaa haruub uu ka buuxo ‘reer‐ hebel’.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo/byo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haruub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan