U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kalaan

Magac Lab
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Hadal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taasi maalin kalaan u dhiganayaa.

”
“

Hiiradkuba ha gaagaawiyee, kaagu waa godole Hibo aan gurayn iyo adaa, gaawe buuxsadaye Ila guri haddeeroo kalaan, gole ka sheegaaye!

”
“

Sidii neef dibboodoo kalaan, dulugle rooraaye Duhur iyo allayl oohin baan, dhabanka duugaaye Duufaan xagaa baan anoo, dagan ka yuusaaye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kalaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan