U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gole

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.

2

Goob, fagaaro.

3

Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Haddii arrintu caynkaas tahay, ma waxa weeye Qodobada siinaya labada Gole awoodo kale duwan waa wax kama jiraan oo labaduba waa isku mid dhan kastaba?

”
β€œ

. In degma kasta loo sameeyo gole ka kooban dadka deggan gobolka; loona tababaro boliis ay iyagu leeyihiin.

”
β€œ

-Waxa Muhiim ah in la sameeyo Gudi Madaxbanaan oo Aqoon sare leh iyo Awoodba oo ka kooban labada Gole, labada Xisbi ee mucaaridka ah iyo Ururada Qaxoontiga ee Qurbejooga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gole - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan