U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gedood1

Magac Lab
Xaraf GSubg GE6 xar
La Mid Ahgadood1Magac Lab
1

Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.

2

Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hoboladda ugu caansan ee qaadda Goobile Saar Gedood waa fanaanadda Khaddiija Cabdullahi Dalays.

”
“

Goobile Saar Gedood ama Goobile, waa saar xaragada codka iyo xamaasada uu xambaarsanyahay dad badan fadhiga ka kiciya goobaha bulshada iskugu timaado.

”
“

Dhulka gaduudan ee Garbahaareey, Ceel Gaduud ilaa Beled Xaawo waxa ku luuqeeyaha Saar Gedood uusan marnaba ka tagin erey ahaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gedood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan