U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gadood1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.

2

Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintan oo ka dhalatay markii ay iska-horimaadyo uu dhiig ku daatay ka dhaceen degmadaasi habeen hore, iyagoo dadka degmadaasi dhigay gadood ay kaga soo horjeedaan joogitaanka ciidamada Maraykanka ee degmadaasi oo ay galeen laba maalmood kahor.

”
“

Dariqaas loo mareyo, natiija ka soo baxda wexey noqoneysa mid salka ku haya eex iyo cadaalad xumo, Ummaduna u horseeda gadood iyo aamin darro.

”
“

Waxaanu wasiirku intaa ku daray in gobolada qaarkood ay ka jiraan gadood ciidan iyo amar-diidooyin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gadood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan