Skip to main content
SABAAD

giiji

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf GSubg GI5 xar
1

Xarig iwm xoog u togid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

“Adigase aan talo ku siiyo,” ayay Hooyo Filsan tiri, “adduunkan mar la dhiman ma ogide salaadda iska giiji, qaasatan subaxa u kac, xilligiisana tuko.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

G · GI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
giiji - sawirka la wadaagga

La Wadaag