U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudgude

Magac Lab
Xaraf GSubg GU7 xar
1

Roob habeen da'a oo dhaqso dhul weyn maaruqa.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Arrintan waxa uu maansayahanku si durugsan ugu iftiiminayaa tixdiisa Sirta Nolosha (1986) iyo maansooyinkiisa tub-beegsiga cusub oo ah suugaantiisa intii ka dambaysey Gabaygii Gudgude ee 1990kii.

”
“

Gu’goo da’ay oo gadooday Gudgude soo gallab caraabay Markay galawgiyo jugleydu Ka yuusaan gelida kaynta Miyaan garashadu dhigaynin Dasada gibilada ku giiji?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudgude - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan