U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kac

Fal Magu (1)
Naxwe-cay, -cday; -kici
Xaraf KSubg KA3 xar
1
2

Maalbeelid, khasaarid.

3

Roob da'ayey qaadid.

4

U k.: tegid, aadid.

5

Ula k.: kas u yeelid; maagid.

6

Ku k.: yeelid, samayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mafreshku inta badan waa ku meel-gaadh kooxdiisu kac-kacdo oo ilaa habeen wax ka dilaalato ama wax kala iibsato.

”
“

Waxaase sidoo kale xusid mudan in hawlgalada ciidamada AMISOM ay marar badan keentay khasaaro dhimasho, dhaawac iyo bara-kac gaara shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho.

”
“

Markii uu dagaalku ka dhacay dalka Soomaaliya, waxaa bilaabmay burbur ku yimi dhammaan dhinacyada nolosha bulshada, iyo baro-kac weyn oo dadku ugu hayaameen, dhinaca Waddamada Jaarka ah, gaar ahaan Waddanka Kenya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-cay, -cday; -kici

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan