U gudub nuxurka bogga
SABAAD

far1

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf FSubg FA3 xar
1

Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.

2
3

Jeex biyo mareen ah.

5

Xuruuf loo adeegsado qorista afka.

6

Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Wejiga Kowaad ee ol olihii barnaamijka Far Barashada lagu bilaabay shaqaalaha Dawladda oo iyagu mudo gaaban loo qabtay inay ku bartaan qorista Far Soomaaliga (ogoow, arintu waa qoris oo kaliya.

”
“

Isaga oo noqday madaxii ugu horeeyay Akadeemiyada Dhaqanka ee Qaranka Soomaaliyeed, ayaa hadana wuxuu ka mid ahaa luqadyanahaddii soo bandhigay 18 hab oo ay u doodayeen in loo doorto Far Soomaaliga.

”
“

Isbahaysigu waxa ay u baahan yihiin in ay far-isku-fiiqana ka koraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
far - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan