U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goglan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf GSubg GO6 xar
1

Wax la goglay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aqalkeedu waa udgoon badan yahay, waa wada goglan yahay, waxaa u sugnaaday nadaafad buuxda oo xagga hoyga, huga iyo hungurigaba ah.

”
“

Dhulka hoosteenna goglan ayuu qaradiisa weyn hoos u quusaa oo uur-ku-jirkiisa daalacdaa una kala soocaa siigo.

”
“

Dusha hore waxa ku goglan aqal Soomaali, seddex geed-saraad & berrin dihin oo cagaar badan barwaaqana ka hillaacyso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goglan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan