U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cagaar

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin.

2

Doog.

3

Qudaar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Curiyahan Balatiniyaam waa bir aad u culus, leh midab cagaar-cadaan xiga, taasi oo leh lix isotope oo laga helo oogada dhulka si dabiici ah.

”
β€œ

Molybdenumta marka laga sifeeyo isku dhisyada ay ku jirto, waxaa soo baxa bir adag, leh midab cagaar-madoow xiga, waana curiyaha 6aad ee leh bar dhalaalinta ugu sareeysa.

”
β€œ

Waxaa kale oo buugga jildiga midig kaga ladhan dhir cagaar la ciirciiraysa, oo buur ceeryaamo culayday dhex ceegaagta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cagaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan