Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kale.
Haweeneyda oo dhagax lagu dilay shalay galinkii dambe ayaa lagu magacaabi jiray Xaliimo Ibaahim C/raxmaan waxayna ahayd 29-jir, sida maxkamada laga sheegay, iyadoo qaaligu uu ku xukumay dil markii ay qiray intay sameysay gogoldhaaf.
QORE: Saciid A. Ismaaciil, Sismail42@gmail.com Sida Soomaalida badankoodu ay la socdaan, bishii Oktoobar ee sannadkii la soo dhaafay ee 2008, wadaaddada ka arrimiya magaalada Kismaayo waxay dhagax ku dileen gabar lagu eedeeyey in ay gogoldhaaf samaysay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
G · GO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag