U gudub nuxurka bogga
SABAAD

durugsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DU8 xar
1

Wax la durkiyey ahaansho.

2

Wax fogaaday ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warar aan dhul durugsan aan ugu tegay ayaa tibaaxay in Maraykanku askartiisa dhawaan uu ka rari doono gacanka Carbeed iyo Ciraaqba, taas oo uu doonayo in Carabtu dagaal sokeeye iskaga ciil baxdo.

”
“

Muddo-kordhinta ay isaga iyo rag kaleba ku warwareegayaan, arintu way ka durugsan tahay.

”
“

Arrintan waxa uu maansayahanku si durugsan ugu iftiiminayaa tixdiisa Sirta Nolosha (1986) iyo maansooyinkiisa tub-beegsiga cusub oo ah suugaantiisa intii ka dambaysey Gabaygii Gudgude ee 1990kii.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
durugsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan