U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guduud

Magac Lab
Xaraf GSubg GU6 xar
1

.kh Midab dhiigga u eg.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale dagaalkan ayaa ku soo beegmey xilli wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha DFKMG ah ku sugan yahay gobolka kuwaas oo u kala dabqaadaya dhinacyada is haya iyaga oo maanta ku sugnaa tuulada Buulo guduud.

”
“

DFKMG ah ayaan xalin khilaafkii keeney gacan ka hadalka iyada oo Kismayo ay dibbada ka joogaan gudoomiyihii gobolka iyo degmada kuwaas oo ku sugan degaanka Buulo guduud oo 35km u jira magaalada.

”
“

Sawirada Shaati-guduud, ayaa meel kasta lagu dhejiyay magaalada Baydhabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guduud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan