U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ta1

Magacuyaal Tiriye
Xaraf TSubg TA2 xar1 Tusaale
1

.dh kuwa, w Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. .

Tusaalooyin

“

Ta timid waa Caasho

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Dib u soo celinta qorshihii 5-ta shono ee Puntlnad.

”
“

By: Maxamed X. Daahir (Gudoomiyaha Ururka Haddaba, waxaynu jawaab u raadinaynaa laba su’aalood, waa ta hore e ilaa xadkee ayay gaadhaa halista ku jirta dawooyinka, waa ta labaad e halista dawooyinku ay leeyihiin waa kuwee?

”
“

Dawlad aan laga daba hadli karini waa ta halkaa ina joojisay iyo tii faqashta Siyaad Barre.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Tiriye (mu.ti)

Isrogrog

-ta

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ta - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan