U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ban1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf BSubg BA3 xar
1

Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ban Ki Moon Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa waxaaa uu sheegay in bishii hore uu weydiistey 50 waddan in ay ka qeyb qaataan hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, balse lagu guul dareystay in laga helo jawaab rasmi ah.

”
“

Arrimahaas iska noolaanta ah ee aan eaddexda sababood ka tilmaamay waxay maskaxdeenna ka dhigeen galoof iyo hal gudhan iyo ban aan geed lahayn.

”
“

Ban-Ki Moon ayaa xili sii horeysay waxa uu sheegay in Kooxaha Burcad badeeda ka hana qaaday Xeebaha Soomaaliya aan la Cirib tiri Karin tan iyo inta wadanka Soomaaliya Dowlada ka jirta ay hananeyso xasiloonida iyo ammaanka Guud wadanka Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan