1
.dh guubaabi.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Gudiga ururada Somalida ee Mareykanka ku nool ayaa difaacay Masaajid iyagoo sheegay in aan masaajida dalkaas ku yaala laga guubaabin dhalinyarada u safaraha inay u dagaalamaan Al-shabaab, balse ay jiraan xiriir kale oo dhanka Internet-ka ah.
ββ
Waxaan ku guubaabin lahaa dhamman walaalaheyga inay si xiiso leh dib ugu soo noqdaan barashada luqadan carabiga oo runtii ah mid faaiidooyin aan la soo koobi karin ay ku jirto barashadeeda.
ββ
Waxaa isaguna hadala guubaabin ah ka jeediyey Cabdi Elmi (Cabdiyare) oo ku dhiirigeliyey ka soo qaybgalayaasha inay isku duubnaadaan oo ilaaliyaan sharafta Soomaalida, tan Puntland iyo tooda shakhsiyeed.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
G Β· GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
