U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masaajid1

Magac Lab
Naxwe-ddo/-dyo, m.dh
Xaraf MSubg MA8 xar
1

(dii.) Dhismo inta badan qubbad ama munaarad dheer dusha ku leh oo muslimiintu Eebbe ku caabudaan.

2

(dii.) Meel kasta oo u habaysan in muslimiintu Eebbe ku caabudaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baydhabo: Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka oo xalay lagu dilay Baydhabo, xilli uu ka soo baxay Masaajid salaadii Cishaha kadib.

”
“

"20-Masaajid iyo wax kabadan ayaa ku taala Degmadaan shangaani, ilaa iyo haddana wax daryeel ama samafal ah ma helin dadka ku nool"..

”
“

Sida ay ku warameen dad goob joogayal ah falka mas'uulkaasi lagu toogtay ayaa dhacay xilli uu kasoo baxay salaada Cishaha oo uu kusoo tukaday masaajid ku yaalla degmada Howlwadaag iyadoo kooxihii falkaasi geystay ay baxsadeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ddo/-dyo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masaajid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan