U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tooda1

Magacuyaal Lahaansho
Naxwekuwooda, w
Xaraf TSubg TO5 xar2 Tusaale
1

.dh Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. . tooda2 (-tooda) dk.lh.dh Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. .

Tusaalooyin

“

Tooda u yeel!

”
“

Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wasiirka iyo Jaamac yare tooda haddii ay maalintii noqon laheyd, maanta ta xamar ka taagan baa beelaha Somaliland ka taagnaan lahayd.

”
“

Kooxda Cartana ay naftu baday inay huteelo kaga jiraan Xamar marka horena ay tooda daryeelaan mawqifka somaliland-na uu yahay mid aan gor-gortan lahayn, isla markaana aanu khusayn shirka Nayroobi.

”
“

Waa in shaqadda dadka tooda wax ka badan qabto aan siinaa abaalmarin iyo haddiyooyin si qof walba waxa uu qabto loo xuso, loona dhiirigeliyo shaqadda qeybaheeda kala duwan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)

Isrogrog

kuwooda, w

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tooda - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan