U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dacwad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Raggani waxay intaa ku dareen inay wargeyska Haatuf dacwad ku oogayaan, iyaga oo ku dooday in arinta wargeysku faafiyey ayt tahay been abuur laga dhex samaynayo reeraha qaar iyo xukuumadda, iyadoo aanay reeraha la sheegayaa arintaa waxba ka ogayn.

”
β€œ

Fadhiga dacwaddaasi xasaasiga ah oo Xeer-ilaalinta Guud ee qaranku dacwad-soo-oogay ka tahay, waxa la sheegay inuu noqon doono mid furan oo dadweynaha iyo warbaahintaba loo ogolyahay inay ka qaybgalaan.

”
β€œ

Samatar oo dacwad lagu oogay Ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Gen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dacwad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan