U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damiir

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Run ahaantiina, dadkii maqlay dhacdadaas badankoodu waxay u arkeen fal bahalnimo, wadaaddadii fuliyeyna waxay ku tuhmeen jahli iyo damiir la'aan isbiirsaday.

”
“

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka oo hadal ka jeediyay kulankii maanta ayaa sheegay in falalkaas ay yihiin kuwo laga naxo, isla markaana aan damiir ahaan wanaagsanayn, lagana doonaya kuwa falalkaas sameynaya inay shacabkooda u turaan.

”
“

“Waxaan aad idin kugu bogaadiyanayaa daruufaha adag oo aad ku shaqeyneysaan iyo caqabadaha maalin walba idin ka soo wajahaya kuwa damiir laawayaasha, dowladuna ma ogolaan doonto in dhib loo geysto Suxufiyiinta Soomaaliyeed”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan