Tusaale Dheeraad ah3
β
Berbera (Haatuf): Shan qof ayaa ku dhintay ka dib markii gaadhi noociisu yahay Toyota 4w ahna nooca loo yaqaan Xaajiyad uu kula qalibmay wadada isku xidha Berbera iyo Hargeysa, meel qiyaastii 20KM dhinaca galbeed ka xigta magaalada Berbera.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
