U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heblaayo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HE8 xar
1

Haweeney aan magaceeda la aqoon ama aan la doonayn in la sheego.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaannu marar badan maqallaa iyada oo la leeyahay:"Hebel ama Heblaayo waa Dahab".

”
β€œ

Halkani waa Raadyow Ma Qaloocshe, oo aydun ka dhegaysataan Mowjadaha hebla iyo heblaayo.

”
β€œ

Waxa loo xinnaysanayaa xafladda hebel iyo heblaayo ee caawa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H Β· HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heblaayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan