Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Qof aan la aqoon magaciisa ama aan la doonayn in la sheego.
Halkii ay ahayd in laga ururiyo oo laga eego dhanka hodannimada afka ayaa lagu odhanayaa kolkaad ujeeddo kale u barato wuxu ku hadlayaa ereygii deegaan hebel.
Waxaaba waxaa ka sii daran Xamar bay tagtay iyo hebel bay isu raaceen.
Arinta qabiilka aad isuguma mashquulin waayo si wayn buu qabiilku u jiraa; waxaad maqlaysaa: “Labo REER HEBEL ah ayaa la keenay maanta, war iyagaaba ugu badan markaan meesha iyo mid ANNAGA ah ayaa farihii laga helay daraad.”
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HE
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag