U gudub nuxurka bogga
SABAAD

himilo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HI6 xar
1

Hawo; riyo.

2

Himmad galmo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma kala jeclin inaannu gudubno iyo inaanu dhacno, waayo ma lihin han iyo hirasho, mana lihin himilo iyo horseed oo gaalada inaanu ku dayano waalidkayagaan ogolayn, xataa wanaagga.

”
“

Iyadoo kooban, jawaabtu saw ma’aha, in calanku uu summad u yahay himilo iyo dareen ummadeed oo waari og, waligiina uu cadow gudood iyo mid galoodba ku gadaamanyahay?

”
“

Waxay muujiyeen: dimoqraadiyad, horumar, mabda ama himilo ay higsanayaa, kalsooni iyo niyadwanaag lama filaan ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
himilo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan