Tusaale Dheeraad ah3
“
Wadamada kale ee la garan karo waxaa ka mid ah Koonfur Africa oo noqotey kan Shanaad iyo Ghana oo noqtey Sideed inkastoo dadkooda yihiin sabool ayaa hadana leh dimoqraadiyad degan oo wadamada Africa ku dayan karaan dowlad wanaagooda.
”“
Cagaweynow afkaa banaan wax haw mucaaradine wax u meel-day Waxaan odhan karaa waa dimoqraadiyad ay Somaliland gaadhay inay dadweynuhu si madax banaan ra’yigooda u soo jeediyaan, iyaga oo ku soo bandhigaya saxaafadda xorta ah ee dalka ka jirta.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
D · DI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
