U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hujuum

Magac Lab
Xaraf HSubg HU6 xar
1

Weerar cid lagu qaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin taliskaa markaas u arkay hujuum oo waxaanu xidh xidhay badankoodiina dil buu ku xukumay.

”
“

Halgankii la galayna uu ahaa kooxo siyaasiyiin ah oo ishaya oo badhkood kursiga ka kacsanayeen kuwa kale taasoo hadda meelaha qaarkood erayga dimoqraadiyad u arki karaan hujuum iyo falsafad reer galbeedku danahoodu ku fushudaan.

”
“

Waxaa ay la kulmeen hanjabaad iyo hujuum kaga imaanayay dhanka gumeystaha Talyaaniga oo iyagu markaas heestay dhamman koofurta Soomaaliya iyo Etiopia oo aheyd dalka kali ah ee Afrika kana qeyb galay qeybsashada dalalka Afirca ee Berlin 1884.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hujuum - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD