U gudub nuxurka bogga
SABAAD

falsafad

Magac Dheddig
Naxwefals.
Xaraf FSubg FA8 xar
1

ld falsafo. falsafada xaqiiqaraadiska m.dh Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sidiisaba fanku waa falsafad lagu cabiro dareen gaar ah ama lagu sawiro dabeecad qurux badan oo lagu masaalo shay mudan ah, waa aftahamo iyo hal-abuurid ku aroorta dhaqan iyo hidde gaar ah.

”
β€œ

Halgankii la galayna uu ahaa kooxo siyaasiyiin ah oo ishaya oo badhkood kursiga ka kacsanayeen kuwa kale taasoo hadda meelaha qaarkood erayga dimoqraadiyad u arki karaan hujuum iyo falsafad reer galbeedku danahoodu ku fushudaan.

”
β€œ

Halkii wax kale looga fadhiyey oo falsafad ku saabsan, ayuu Hindi Faqiir ra’yigiisa gaasiran badka la yimid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fals.

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
falsafad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan