U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hungo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HU5 xar
1

Meel aan waxba oollayn. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay dareentaa go'doonimo, cidla ciirsila', nolol hungo ah iyo mustaqbal cabsi iyo madmadow badan.

”
“

- in gabdhaha Soomaaliyeed aanay guursan nin Qaad cuna kaasoo ay kutilmaameen ( Hungo ) 2- in hadii lacadeeyo in ninku qaadka iska daayey loo ogolaan doono inuu gayo gabdhaha somaliyed.

”
“

Hungo koob la’aan ah markay ku dhammaysatay koobka horyaalka dalka, Veron dhinaca qarankiisa ayay mashaqo kale kaga timi, kadib markii wadankiisu ku hadhay wareegii koowaad ee koobka adduunka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hungo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan