U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hingo1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HI5 xar
1

Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

DIIRIYE HINGO: Kkkkk Allow nimaan war qabin ha cadaabin, war mataasaa isweydiin leh!

”
“

DIIRIYE HINGO:Anigu Caaway waxaan la soo casheeyey nin Madaxweynaha Soomaaliya u sharraxan, waxaanna ku hanweynahay markuu guuleysto in aan wasiirka macdanta iyo khayraadka badda noqdoono.

”
“

DIIRIYE HINGO:Ninkaani Ingiriiskuu ka yimid oo khaanadwalba waa gelikaraa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

2

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hingo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan