U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idaad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf ISubg ID5 xar
1

Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo.

2

Laqanyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadal xigaal iyo hilib idaad-ba qabawgaa lagaga dhergaa.

”
“

Dad ku Sumoobay Somaliland Siddeed qof oo iskugu jira caruur iyo dad waaweyn ayaa ku sumoobay deegaanka War Idaad oo u dhow Burco, iyaga oo hadda xaalado kala duwan ku sugan.

”
“

.Dacawo halkay macal idaad ku dhadhamiso,bay macaluul ugu bakhtidaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan