Tusaale Dheeraad ah3
“
Si kastaba ha ahaatee, Macal Cune soo Bixi Doonee, Wargeyska Jamhuuriyaanay u taalaa been abuurka uu faafiyey inuu u magac bixiyo.
”“
Laakiin anigu magacaabi maayo, dadkuse waa yaqaan, waxaana leeyahay macal-cune soo bixi doonee.
”“
“Hore waxaan u idhi madaxweynahan (Rayaale), macal madaxweynihii geeriyooday (Cigaal), xaq buu u leeyahay inuu iska soo sharaxo xisbiga UDUB gudihiisa, laakiin marna khasab kamaan dhigin”.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-clo, m.dh/-calo, m.l
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
