U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaluul2

Fal Magu (1)
Naxwe-uulay, -uushay
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.Dacawo halkay macal idaad ku dhadhamiso,bay macaluul ugu bakhtidaa.

”
“

Macaluul iyo Abaaro Ba’an oo ka Jira Deegaanka Soomaalida Itoobiya Jigjiga, 31 Jan. 2011 (WDN) - Abaar iyo macaluul aad u ba’an ayaa lagu soo warramayaa in ay ka jirta Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

”
“

Waxay ahaayeen bahalo weerar ah oo ka macaluul iyo boob badan kuwii aan ku arkay magaalooyinka kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-uulay, -uushay

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaluul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan